عبدالله حسن یعقوب · Soomaaliga, af Soomaali

1.Nabiyow! Maxaad uga xarrimeysaa (Naftaada) waxaa uu Allaah kuu xalaaaleeyey si aad u raalli geliso xaasaskaaga? Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis badan