29.Kuwaa jira samooyinka iyo arlada baa wax weydiista. Maalin kasta Wuxuu ku sugan yahay xaalad sharaf iyo xurmo leh
33.Kulanka jinka iyo insigoow! Haddii aad kartaan inaad ka soo gudubtaan nawaaxiga cirarka iyo dhulka, haddaba ka soo gudba. ma ka soo gudbi kartaan amar la'aan
35.Olol naar ah, qiiq, iyo maar (la dhalaaliyey)6 baa la idinku soo deyn, mana kari doontaan inaad is difaacdaan
54.Iyagoo ku jiqlaynaya firaashyo cudbi-goodu xariir yahay, oo midhaha labadaa beerood waxay ahaan kuwo goosi dhow