عبدالله حسن یعقوب · Soomaaliga, af Soomaali

1.Kuwiinaan idinku rumeysanow! Ha ka hor marinnina (qowlkiinna) (qowlka) Allaah iyo Rasuulkiisa2, oo dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah. Hubaal! Allaah waa wax kasta Maqle, Wax kasta Ogsoon