37.Rabbiga samooyinka iyo arlada, iyo waxa u dhexeeya, _Raxmaanka, ma awoodaan inay la hadlaan (idan la'aan)
38.Maalinta uu Ruuxu iyo malaa’igtuba u istaagi doonaan saf saf, cidna ma hadli doonto, mid maahee Raxmaanku u idmo, oo ku hadla hadal toosan oo abbaar ah
40.Hubaal Waxaanu idiinka dignay cadaab dhow; _Maalinta uu qofku arki doono waxa ay gacmihiisu horay u geysteen, oo gaalku odhan: Magcay ba'ye! maan ciid ahaado