11.Inkastoo laga yeelayo inay is arkaan. dambiilahu wuxuu jeclaan inuu isaga furto cadaabka Maalintaasi carruurtiisa
30.Xagga xaasaskooda ma’ahee ama kuwaa ay gacmahoodu midig hantaan,_oo (markaa) hubaal ma laha wax eed ah
42.Ee isaga tag iyaga keligood inay ku socdaan waxyaalo aan jirin oo been ah oo iska cayaaraan, jeer ay qaabilaan fool ka fool Maalintooda loogu gooddiyo
43.Maalinta ay ka soo bixi doonaan qu- buuraha iyagoo degdegaya sida inay u tartarmayaan calaamo loo taagay
44.Indhahoodu rogan yihiin, dulli baa dabooli doona (korka oo dhan)! Taasu waa Maalintii loogu gooddiyey