عبدالله حسن یعقوب · Soomaaliga, af Soomaali

1.Amarka Ilaahay waa imane ee waxba ha doonina in la idiin soo dedejiyo. Xurmoo oo dhan Isagaa baa iska leh, oo waa ka Sarreeya1 waxa ay wax la wadaajiyaan